Dagaal Culus oo caawa ka dhacay magaalada Marka iyo Wararkii ugu dambeeyay

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa caawa weerar xoogan waxa ay ku qaadeen fariisimo ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Sida aan wararka ku heleyno dagaal xoogan oo daqiiqado badan socday ayaa ka dhacay gudaha magaalada Marka iyo Duleedkeeda, waxa ayna labada dhinac ee dagaalamayay is … Continue reading Dagaal Culus oo caawa ka dhacay magaalada Marka iyo Wararkii ugu dambeeyay